Buurta Gacan-libaax :Xildhibaano iyo odayaal xal u raadinaya xiisadda Buurta Gacan-Libaax

HARGAYSA-AYAAMAHA-Xildhibaannada iyo odayaasha dhaqanka Somailand ayaa sheegay inay weli wadaan tallaabooyinka ay doonayaan inay xal ugu helaan khilaafka gacan-ka-hadalka isku beddelay ee ay ku lug lahaayeen kooxda hubaysan ee ku sugan Buurta Gacan Libaax.

Dawladda Somaliland ayaa sheegtay in weerar ay kooxdaasi qaadeen Jimcihii ay ku dhinteen 9 askari, 17 kalena ay ku dhaawacmeen