CAABUDWAAQ oo Wado laamiya loo dhisayo

CAABUDWAAQ _AYAAMAHA-:Magaalada Caabudwaaq Ee waqooyiga gobolka galgaduud Jaaliyadda beesha degta magaalada ayaa Daamur kujira fuustooyinka waxay soo gaarsiiyeen magaalada Caabudwaaq, Waxaana loogu talagalay in laami lagu saaro waddada Jaalle Siyaad ee isku xirta hoyga dhaqanka ee Ugaas Maxamed iyo bartamaha magaalada.

Caabudwaaq oo ah magaalo facwayn ayaan lahayn wado laamiya hasa-ahaatee sida bulshada ku rajawayntahay magaaladu waxay yeelan Doontaa dhawaan laami