Riyadii Koobka Adduunka ee Cristiano Ronaldo oo dhammaatay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guul darrada aanan la filayn ee xulkiisa uu kala kulmay Morocco ayaa Ronaldo - oo 37-jir ah - waxa ay ka dhigaysaa in liiskiisa...
Maxaa ka ogtahay afarta magaalo ee ka sii guuraya gawaarida ee lugta iyo baaskiilka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Markii mowjaddii ugu horreysay ee Covid dhacday, gudaha magaalooyin badan ayaa si dhaqso ah uga fikiray sida noloshu noqon karto. warbixintaan wxaa kasoo xiganay...
Ra’iisul wasaaraha Finland oo sheegtay in Yurub aanay badbaadi Karin Mareykanka la’aantiis
Ra’iisul wasaaraha Finland, Sanna Marin, ayaa sheegtay in Yurub aysan ku filneyn inay ka hortagto duulaanka Ruushka ee dalka Ukraine, iyadoo aan taageero ka...
Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeqday $26 milyan oo dollar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay...
Ajaanib carab ah oo Shabaab u sameyn jiray qaraxyada oo gacanta lagu dhigay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Nabad sugidda Galmudug iyo Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa saakay gacanta ku dhigay ku dhawaad 20 nin oo ajnabi ah, kuwaas oo...
Wasiirka Maaliyadda oo u jawaabay hanta dhowraha guud ee Qaranka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay jawaab ka bixin doonto warbixintii uu Hanti-dhowrka guud ee Qaranka ee sida tooska ah warbaahinta looga sii...
Dowladda Qadar oo bedeshay mowqifkeeda ee la macaamilka dowladda Xasan Sheekh
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar...
Waddan ciyaartoyda uga qeyb galeysa Koobka Adduunka soo diray iyagoo ay garab socdaan diyaaradaha...
Kooxaha maanta ka ciyaaraya tartanka Koobka Adduunka ee ka socda Qadar waxaa ka mid ah xulka qaranka Poland oo qabsaday warbaahinta caalamka markii ay...
Naji Rashed Al Naimi “Ma sifayn karo sida aan dareemayo. Dalkayga yar hadda waa...
Magaalada Dooxa ayaa xilligan ah mid si aad ah u mashquul badan islamarkana farxaddu waa mid la dareemi karo meel kasta. Markaad dhex socoto...
Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre, ee...