Ceelbuur oo gacanta dowlada gashay

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Degmada Ceelbuur oo si buuxda Gacanta ugu gashay Milatariga Soomaaliya oo Garabsanaya ciidmada Xaq u dirirka deegaanka.

Ciidmada ayaa Fashiliyay Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo Alshabaab rabeen inay ku waxyeeleeyaan Ciidamada Qaranka iyo dad Degaanka ee maantay la wareegay Degmada Ceelbuur.

Ceelbuur waa mid ka mida  magaaloyinka muhiimakaa Ee galmudug Alshabaab uu ka joogay