Ciidamada Amaanka Pakistan oo dilay dabley hubaysan oo rabay inay qaarajiyaan shaqaale shiineesa

MUQDISHO_AYAAMAHA-Ciidamada ammaanka wadanka Pakistan ayaa dilay koox hubeysan oo weerar ku qaaday kolonyo ay la socdeen shaqaale Shiinees ah

Ciidamada ammaanka ee dalka Pakistan ayaa dilay laba nin oo hubeysan oo weerar ku qaaday kolonyo ay la socdeen shaqaale Shiinees ah oo marayay gobolka Balochistan ee koonfur-galbeed ee dalkaasi

ku-xigeenka taliyaha booliiska Chakar Baloch ayaa sheegay in xaaladda deegaanka ay degan tahay.

“Laba nin oo weerarka soo qaaday ayaa lagu dilay howlgalka, kaasoo hadda lasoo gebagebeeyey,” ayuu yiri Gawar.