Ciidamo ka qaybgalaya xoraynta ceelbuur oo muqdisho ka soo amba-baxay

MUQDISHO_AYAAMAHA– Magaalada caasimadaa ee muqdisho waxaa maanta laga soo sagootiyay ciidamo beelleed kuwaas oo loogu talagaly inay qay kanoqdaan ciidamada xoraynayo magaalada ceelbuur

Ceelbuur ayaa ah goobta ugu horaysa ee ish lagu hayo in dhawaan uu ka bilaaban doono dagaalka alshabaab looga saarayo galmudug

Dhanka kale ciidamada dowlada iyo dadka deegaankaas ee is abaabulay ayaa ku sii wajahan Ceelbuur iyo Galhareeri oo dhawaan xabadu la bilaaban doonto.