DEG-DEG Shaqa joojin.lagu sameeyay Cabdi waayeel

MUQDISHO_AYAAMAHA- DEG DEG: Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa Shaqada ka joojiyay Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha Galmudug cabdiwayeel, wuxuuna amray in wasiir dowluhu uu sii wado Shaqada.

Shaqa joojinta Cabdiwaayeel aya kusoo aadaysa xili magaalada CAABUDWAAQ ee waqooyiga gobolka galgaduud uu qilaaf xoogan soo kala dhex galay Gudoonkii magaalada CAABUDWAAQ iyo xilibaanada golaha deegaanka