MOGADISHO-AYAAMAHA-Dhulgariir lagu qiyaasay 7.4 Richter Scale ayaa ku dhuftay xeebaha gobolka Alaska ee dalka Mareykanka, iyadoo laga digayo sunaami.
Cabirka dhul gariirku waxa uu ahaa 7.4. Dhul-gariirkan ayaa waxa xigay waxaana xigay dhulgariirro yar-yar.