Gabar Soomaali ah iyo wiil dilay oo kadibna is-dilay oo lagu aasay Ohio

MUQDISHO_AYAAMAHAWaxaa magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka lagu aasay laba dhallinyaro ah oo Soomaali ah.

Allah ha u naxariistee Cali Dirir oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa toogasho ku dilay Aasiya Muse, kadibna isaga ayaa is-toogtay, sida ay sheegeen Booliska

Xiriir jacayl ayaa ka dhexeeyay marxuumintan hasa-ahaate qilaaf soo kala dhexgalay ayaa sababay in Cali uu ka shakiyo in Aasiyo ay xiriir kale samaysay sidaasna uu ku dilay