Golaha dhexe Ee SSC Khaatumo oo kulan ku yeeshay maanta LAASCAANO

MUQDISHO_AYAAMAHA-Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo oo uu shir guddoominayey Gudoomiyaha Golaha dhexe Jaamac Yaasiin Warsame oo ay wehelinayaan Gudoomiye kuxigeenka Koowaad Dr Muxiyadiin Maxamed Jaamac iyo gudoomiye kuxigeenka Labaad Mudane Jaamac Aadan Cismaan ayaa maanta ka qabsoomey magaalada Laascaanood.

Kalfadhigan oo ku saabsanaa ka doodida xeerhoosaadka golaha dhexe ee uu ku shaqayn doono Waxaa kalfadhiga soo xaadiray 33 mudane.