: Ilma yar oo laxaday oo booliisku soo bad baadiyeen.

MAGAALADA : Ilma yar oo laxaday Ayay booliisku magaaladu soo bad baadiyeen.

Ciidamada Dawlad Deegaanka Soomaalida ee Magaalada Jigjiga ayaa soo badbaadiyey Ilmo yar oo Jirey 45 cisho kaasi oo looga xadey Hooyadii dhashey dhaqtarka.

Ilmaha yar ayaa hooyadii dib ula midoobay loona geeyey, Waxaana booliisku baarayaan haweeneydii ilmaha xaday.