Kenya oo duqayn ka gaysatay Ceel-cade

MUQDISHO_AYAAMAHA- DEG DEG: Dowladda Kenya ayaa weerar Duqaymaa oo ay Xalay ka gaysatay Degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo ku gaystay xasuuq Dad Shacab ah iyo burbur hantiyeed.