Lacag lo qaybiyay ardayda dugsiyada sare ee mandera

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladda gobolka Mandera ee dalka Kenya ayaa shalay bixisay lacagaha aradayda Dugsiyada Sare ee mamulka Mandera xilli dadka gobalkaasi ay ka soo kabanayaan xaalada abaarta iyo colaado keenay in macllimiinta goballada kale ka soo jeeda ay gobalka isaga baxaan.

Maamulka ayaa sheegay in 26 kun oo arday ay heleen 74 milion oo shillin, taasi oo ka dhigan in dha,maan ay waxbarasho bilaash ah haystaan.