Madaxweyne laftagareen oo gudoomiye ku xigeen magacaabay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen Ayaa Mudane Ducale Abdullahi hajir u Magacaabay Gudoomiye kuxigeenka Gargaarka iyo Samafalka Gobolka Bakool DKGS.