MUQDISHO_AYAAMAHA-Dowlada Somalia ayaa u o go laatay Ethiopia in ay qayb kasiiso suuqa Qaadka ee Somalia
Ethiopia ayaa iyadu suuqaan horay u haysatay xiligii dowladii madaxweyne farmaajo Kadib markii Kenya oo iyadu horay ugu jirtay xiriirka loo jaray
Suuqaan hada hada Kenya ayaa ka ganacsata , waxaana markaan qayb ka yeelanaysa Ethiopia oo iyadu muddo hal Sanaa dadaal ugu jirtay halista suuqaan
Aqbalidaqn dowlada Somalia ee ah in maandooriyahan wadanka lakeeno ayaa isagu tusaale cad u ah in dowladu aysan diyaar u Ahayn in maandooriyahan dalka laga joojiyo
hasa ahaatee labadan wadan ee dariska la ah Somalia waa Kenya iyo Ethiopia ayaa iyagu heshiisyo Kala duwan lagalay Somalia Kuwaas oo ay kaga badalanayaan suuqa Qaadka !
Dowlada Kenya ayaa iyada looga badashay suuqa Qaadka inay fududayso VISA dal kugalka wadankaas walow arintaasi aysan dhaqan galin oo wali aysan dowlada Somalia culays saarin
Ethiopia ayaa iyaduna suuqaan Qaadka ku badalanaysa in ay suuqa kaluunka loo dhoofiyo kasiinayso somalia
Maandooriyahan sida maalin lahaa dalka loogu soo dhoofiyo ayaa waxa bilwalba ay Suuqaan labada wadan Qaadka U soo kala dhoofinayaan 20 bari waxaa soo dhoofinaya Qaadka Kenya , halka ay Ethiopia soo dhoofinayso 10 bari bilwalba
Inkastoo Aysan islahayn waxa ay Somalidu dhoofinayso iyo waxa loo soo dhoofinayo hadana marka xaalku wax Kala badalasho marayo waa xeer uyaala suuqayada kaas oo ah in adiguna wax dhoofisid adna wax laguu soo dhoofiyo