Somaliland oo sheegtay in AS ay LAASCAANO galeen

MUQDISHO_AYAAMAHA- Somaliland ayaa Sheegtay in Labadii maalmood ee la soo dhaafay ay Magaalada Laascaanood galeen ku dhawaad 600 oo ka tirsan Kooxda AS kuwaas oo doonaya in ay fadhiisimo ka sameystaan buuraleyda Ceerigaabo.

Hadalkan Somaliland ayaa kusoo aadaysa xili dagaal xoogan dhawaan looga qabsaday furimihii ay Laascaano ka joogeen