Taliyaasha Magaaloyinka Caabudwaaq & Cadaado oo geel ukala wareejiyay labo beelood oo walaalaa

MUQDISHO_AYAAMAHA- Taliyaasha Saldhigyada booliska magalooyinka caabudwaaq iyo cadaado ayaa deegaanka balisonkor oo hoos taga Caabudwaaq geel ugu kala wareejiyay beelo walalo ah ka soo kala jeeda Caabudwaaq Cadaado oo dhawaan geel u kala galay.