Tariibayaal soomali ubadan oo gargaar dagdaga ubaahan

MUQDISHO_AYAAMAHA-Jasiirada Lesvos ee Dalka Giriiga waxaa Ku Dhibaataysan oo Gaajo iyo Haraad ugu Dhiman Raba Tahriibayaal Somali ubadan , Dadkaan waxaa Kujira Caruur , haween  iyo dhalinyaro kale

Waxay ubaahanyihiin Caawimaad Deg deg ah. Sawiradaan ayaa muuninaya xaalada deg- degaa ee dadkaan ay wajahayaan

Dhalinyaro badan ayaa Dalka Turkey kasii gudba waxaan badi galaan dalkan xaaladaha noocan oo kalaa