War DEG-DEG AH dowlada Somalia oo sheegtay in Alaadaha Tiktok, 1xbet,

MUQDISHO_AYAAMAHA– Caawa 11:40 waxaa si rasmi ah loo xirayaa Tiktok, Telegram iyo 1xbet. Sidaas waxaa goordhow sheegay Wasiirka Isgaarsiinta & Technologyada Somalia