WAR DEG-DEG AH Dowlada Somalia oo sheegtay inay xirtay app ka Tiktok , 1xbet ,telegram

MUQDISHO_AYAAMAHA-Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay xirayso aladaha Tiktok, Telegram iyo 1 XPet .appkaan ayaa dhib badan ku haya bulshada somaliyeed

Hada ma kamid tahay dadka ay saamaynayso tilabadan?