WAR DEG-DEG AH : Shil gaari oo ka dhacay inta udhaxaysa Wajaale & Jigjiga Maxaa qasaare ka dhasahy ?

MUQDISHO_AYAAMAHA-Shan qof ayaa kudhimatay tiro kalana waa ay ku dhaawactay Shil gaari oo ka dhacay Inta udhaxaysa Jigjiga iyo Wajaale sida ay xaqijiyeen goob joogayaal.

Shilka ayaa yimid kadib markii uu Gaariga rogmaday sidoo kale gawaarida deg deg ah ayey waqti badan qaadatay inay soo garaan goobta.

Shilalka gawaarida ayaa ah Kuwo ku badan gayiga somalida kuwaas oo ay sababaan waxyaabo Kala duwan oo ay Kamid yihiin xawaaraha saaidkaa ee ay gawaaridu ku socdaan xiliga safarka  Kuwaas oo shilalkoodu qasaare xoogan ka dhasho