War kasoo baxay Maamulka SCC Khaatumo

MUQDISHO_AYAAMAHA– Maamulka SSC-KHAATUMO ayaa hadda soo saartay warkan hoose oo lagu sheegay in maxaabiista ay qabteen ay maxkamad soo taagi doonaan, hubka Somaliland laga qabtayna ay Maamulka SSC la wareegi doonaan.