DEG DEG:-Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la saxiixay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa todobaadka soo socda ku bilaaban doono buuq iyo mowjado siyaasadeed, kaasi oo saameyn ku yeelan doono xukuumadda uu...
XOG:- Yaa iska leh Isbitaalka lagu dhisay 12-ka Milyan laguna qarash gareeyey 30 milyan...
MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray Isbitaalka Hodan Hospital oo laga furay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, iyadoo ay...
XOG:- Yaa iska leh Isbitaalka lagu dhisay 12-ka Milyan laguna qarash gareeyey 30 milyan...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray Isbitaalka Hodan Hospital oo laga furay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, iyadoo ay ka...
Xamaas oo siideyn doonto lix kamid ah dadka ay ka soo qafaasheen Israa’iil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Xamaas ee Falastiin ayaa todobaadkan siideyn doonto lix kamid ah dadka ay ka soo qafaasheen Israa’iil, iyadoo Israa’iilna ay u ogolaan doonto dadka...
Shir muhiim ah oo looga hadlaayey amniga caasimada oo Muqdisho lagu qabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa xalay guddoomiyay shir xasaasi ah oo ka dhacay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose...
Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay wada-hadallo la xiriira sidii Masar ay uga mid noqon...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo ay la yeelatay Jamhuuriyadda Carabta Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka...
Hal qodob oo muhiim ah oo ku jiro heshiiska Soomaaliya iyo Masar.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiisyo Muhiim ah oo mid ka mid ah ay kala saxiixdeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Abdelfatah Al...
Xildhibaano katirsan Barlamaanka Somalia oo casuumaad ka helay Madaxweynaha Maxkamadda (ICC)
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaano katirsan Barlamaanka federalka Soomaaliya ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Maxkamadda dembiyada adduunka ee (ICC).
Xildhibaan Yuusuf Xuseen Gamadiid oo kamid xildhibaanada lagu...
Xisbiga Himilo Qaran oo Muqdisho ka furay wajiga labaad ee tababarada dhallinyarada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta xarunta xisbiga Himilo Qaran ee Magaaladda Muqdisho ka furmay wajiga labaad ee tabbabarada kor loogu qaadayo aqoonta dhallinyarada Xisbiga.
Daahfurka tabbabarka waxaa goob...
Maxay tahay lacagta 1 bilyan oo dollar ee DFS ay deg-deg ugu baahan tahay?
Muqdisho-Ayaamaha-Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay George Conway ayaa wadajir u...


















