Rw Xamse oo ku wajahan Dhuusamareeb
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka Galmudug si uu ula kulmo mas’uuliyiinta Maamulkaas iyo...
Faah-faahinta dagaal ciidanka DF iyo kuwa Lafta-gareen ku dhex-maray Baydhaba
Baydhabo(Ayaamaha.com)
Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal mar kale ka dhacay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeyay ciidamo taabacsan Madaxweynihii hor ee Koonfur...
Ciidamada Dowladda oo gaaray Jalalaqsi iyo waan waan socota.
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallamayeen maleeshiyaad beeleedyo...
Sacdiya Yaasiin oo noqotay Haweeneydii u horreysay ee noqota Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya
MUQDISHO AYAMAHA.COM- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ugu amba-baxay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaasi oo la filayo inuu...
Faah-faahinta Ciidanka Koofur Galbeed iyo kuwa Laftagareen oo duleedka Baydhabo ku dagaalamay
BAYDHABO -AYAAMAHA.COM-Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo garab ka helaya kuwa Federaalka ayaa la sheegay in ay duullaan ku qaadeen goob ay ku...
DEG DEG: Golaha Mustaqbalka oo ansixiyay hannaan doorasho toos ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubnaha Golaha Mustaqablka Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saaray arimaha doorashooyinka dalka ayaa shaaca ka qaaday inay asnixiyeen hannaan doorasho toos ah oo dalka...
DEG DEG:-Madaxweynihii Koofurgalbeed Lafta gareen oo is casilay!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook ku sheegay inuu iska casilay xilka Madaxweynaha DKGS.
Ujeedo:...
Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo.
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada maamulka iyo kuwa mucaaradka ee...
Mooshin xil ka qaadis ah oo laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warqad rasmi ah oo ka soo baxday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa muujineysa in mooshin xil ka qaadis ah laga gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Dowladda Federaalka oo diiday inay aqbasho doorashadii maanta ka dhacday Baydhabo.
Dowladda Federaalka oo diiday inay aqbasho doorashadii maanta ka dhacday Baydhabo.
Hoos ka aqriso.
WAR-SAXAAFADEED
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada...



















