Maxaa looga hadlay kulankii MW Xasan Sheekh iyo Danjiraha Midowga Yurub?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu...
Qorshaha Horumarinta Qaranka oo maanta Muqdisho lagu daah furay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda...
Maxay yihiin Xoogaga abaabulan ee lagu soo bandhigay Dhuusamareeb?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoogag cusub oo ka qayb qaadanaya hawlgalkan ayaa shalay lagu soo bandhigay duleedka Magaalada Dhuusamareeb kuwaas oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka...
Danjirihii Uganda u joogay dalka Iran oo geeriyooday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Uganda, Okello Oryem ayaa shaaciyey inuu Ambassador Maxamed Tezikuba Kisambira ku geeriyooday Khamiistii la soo dhaafay Isbitaalka Tehran Hospital.
Lama...
Maxay ku kala duwan yihiin NISA-dii Fahad Yaasiin hogaaminaayey iyo NISA-da Mahad Salad?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta Dowlada Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee...
DENI oo markii ugu horreysay shaaciyey inuu ka quurstay muddo kororsigii uu damacsanaa!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay wuxuu shaaca ka qaaday in uusan diyaar u ahayn inuu muddo kororsi sameysto.
Madaxweyne Deni ayaa...
Baaritaan lagu sameyn doono gabar ku tartamaysay magaca Soomaaliya oo aan Wasaaradda sports-ka ogeyn
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono gabar lagu magacaabo Nasra Abuukar Cali oo ku tartamayay magaca Soomaaliya...
Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad Gobolka Banaadir oo lagu dhawaaqay.
Muqdisho-Ayaamaha-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023...
Sheekh Aadan Madoobe oo shaaciyey in Al shabaab lagala shaqeeyay weerarkii ciidamada ee Jalle...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa banaanka keenay tuhunka la xiriira in kooxda Al-Shabaab lagala shaqeeyay weerarkii shalay ay ku dishay...
Taliyeyaal cusub oo loo magacaabay howlgalka ciidamada Milatariga ee dagaalka Al-Shabaab.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha cusub ee ciidamada Xoogga Dalka Jen. Ibraahim Sheekh Muxiyadiin ayaa taliyeyaal cusub u magacaabay qaar ka mida Guutooyinka ciidamada Milatariga.
Saraakiisha xilalka loo magacaabay...