27.1 C
Mogadishu

Wararka

Wararkii Ugu Danbeeyay Dad Ku Dhintay Dadaad Xooggan Oo Ku Rogmaday Magaalada Qardho

Waxaa xalay magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland kusoo rogmaday daadad xooggan oo geystay khasaaro isugu jiray mid nafeed iyo mid...

Muhiimadda ay Soomaliya u leedahay dekadda Garacad iyo Saddex waxyaabood oo ka cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxa maanta xariga laga jaray dekadda Garacad, ee gobolka Mudug halkaas oo ay ku sugnaayeen masuuliyiin, ganacsato iyo dad kale oo badan oo goob...

Wasiir Rooboow oo soo bandhigay naqshada keliya ee Shabaab lagu ciribtiri karo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka diinta iyo awqaafta dawladda Soomaaliya Mukhtaar Rooboow abu Mansuur oo maanta ka hadlayey kulan loogu baroor diiqayey hogaamiyeyaashii macawiisleyda ee lagu dilay Gobollada...

Ciidanka dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Masjid Cali Guduud

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa hadda la wareegay degaanka Masjid Cali Guduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada ayaa si nabad gelyo ah ula wareegay,...

MW Xasan Sheekh iyo Mas’uuliyiin ka kala socota dalalka Gobolka oo ka qeyb galaya...

GAROOWE-AYAAMAHA-Xaflad lagu daahfuraayo Dekada Garacad oo dhowaan la dhisay ayaa waxaa ka qeyb geli doono Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Puntland Saciid Deni,...

Madaxweynaha Turkiga oo dhaleecayn ba’an kala kulmaya baraha bulshada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhaleecayn ba’an kala kulmaya baraha bulshada, taasoo ka dhalatay talo uu u jeediyay nin la yiraahdo Mehmet Cali...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Maxaas

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Safar dhulka ah ayay uga...

Ninkii loo heystay dilkii wasiir Cabbaas oo xukun toogasho ah lagu fuliyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda militeriga ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku fulisay nin loo heystay dilka wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska Cabbaas Siraaji. Maxkamadda ayaa...

MW Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiirrada Waxbarashada Heer Federaal & Heer...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala hadlay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan