Al-shabaab oo ka hadashay kacdoonka beelaha iyo weerarada ciidanka dowladda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray gulufka iyo dagaallada ka dhanka ah ee maal-mihii ugu dambeeyay ay iska kaashanayeen Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo...
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay Gobolka Galgaduud
MUQDISHO-AYAAMAHA-Odayaasha Dhaqnka & waxgaradka dhinacyadii ku dagaalamay deegaanka u dhaxeeyo degmada Xeraalle iyo ina Gabbile ayaa yeeshay kulankii Koowaad ee looga hadlaayo xal ka...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal kudilshay 54 Al-Shabaab ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo ka socda deegaanka Yasooman ee...
Maxaa kala qabsaday Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Puntland?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowlad-goboleedka Puntland, kaasi oo diidmo uga muujiyeen dhaq-dhaqaaqyada la xiriira shidaalka Soomaaliya ee...
Akhriso Ajandayaasha ugu muhiimsan shirka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulanka Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay oo ah kii 77aad ayaa lagu wadaa in toddobaadkan diirada lagu saaro Duullaanka Ruushka ee Ukraine iyo dhibaatada...
Wararkii ugu dambeeyey Al-Shabaab oo gubay Guryo iyo Ceelal biyoodyo ku yaalla Gobolka Hiiraan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-shabaab ay gubeen guryo dad shacab ah deganayeen oo ku yaala deegaanka Ceel-Jiqoow oo u dhaw...
Boqorka beesha Khadiijo Diiriye oo u jawaabay Sheekh Umal
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqorka beesha Gabooye, ayaa u jawaabay Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo dhaliilay waxa uu ku tilmaamay sarwaal ay horey...
Madaxda caalamka oo ku sii qul-qulaya UK si ay uga qeyb galaan aaska boqorad...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqor Charles ayaa maanta boqollaal madaxda caalamka ah iyo marti sharafeed boqortooyooyinka dunida ka socda kula kulmi doona qasriga Buckingham , iyadoo maalinta berri...
Axmad Madoobe oo bilaabay abaabul ka dhan ah Al-Shabaab.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doortay Jubbaland iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Somaliland kama aqbaleyno gooni isku taag Nooc Walba”
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka hadlay arrinta Somaliland iyo sida laga yeelayo gooni isku taagga...




















