26.9 C
Mogadishu

Wararka

Abiy Ahmed oo si ka duwan sidii la filaayey ugu hadlay safarka Madaxweyne Xasan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd gaaray magaalda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay...

Militariga Mareykanka oo qirtay inuu dad rayid ah dil iyo dhaawac ugu geystay dalal...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Mareykanka ayaa dilay 12 qof oo rayid ah sanadka 2021, weerarro dhammandood ka dhacay dalka Afghanistan, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Pentagon-ka...

Muxuu Safarka MW Xasan Sheekh ka bedeli karaa xiriirka mugdiga ku jira ee labada...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu billaabatay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u...

Yaa hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, Macawisleyda mise milateriga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa sii fidaya dagaalka ay maleeshiyada deegaannada ee is abaabulay qeybta ka yihiin ee ka dhanka ah Al-Shabaab. Dagaalku wuxuu si weyn u soo...

Xog dheeraad ah oo laga helay ujeedka safarka Madaxweynaha ee Addis Ababa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalmaha soo aaddan ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya halkaasoo uusan tagin tan dib u doorashaiisii. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Kalluumeysiga Sharci darada ah

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, ayaa soo saartay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira. Wasaaradda oo ka masuul ah khayraadka...

Howlgalka ATMIS oo markii ugu horreysay qirtay awooda ciidanka Soomaaliyeed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, ATMIS, ayaa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ku bogaadiyay guulaha ay kasoo hoyeen howlgallada amni ee Shabaab...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo daah furay shirka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Mideysan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo ay...
Hub lasoo galiyey Muqdisho

Muxuu yahay nooca hubka ee dowladda federaalka ay siisay Macawiisleyda?

MUQDISHO-AYAAMAHA-La-taliyaha amniga qaranka, Xuseen Macallin, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya uusan qorshaha ugu jirin inay hubayso ciidamada Macaawisleyda ee qeybta weyn ka qaadanaya howlgallada...

Ma tahay xilligii amniga caasimadda lagu wareejin lahaa maamulka G. Banaadir?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa dhowaan xilka la wareegay iyadoo ay tahay markii labaad ee uu Guddoomiye Madaale uu xilkan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan