27.4 C
Mogadishu

Wararka

Wasiir caafiimaad oo iska casishay sababo la xiriira dhimashada haweeney xaamilo ahayd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka caafimaadka dalka Portugal haweeneyda lagu magacaabo Dr. Marta Temido ayaa xilka iska casishay saacado uun kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in...

DEG DEG:- Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in la tiriyo sanaadiiqdii codbixinta

NAIROBI-AYAAMAHA-Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan Ogosto, iyadoo maxkamaddu ay...

Puntland oo shaacisay talaabada xigta kadib go’aankii xiriirka ugu jareen Wasaarada Maaliyada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal ayaaa tilmaamay in Wasiirka cusub ee Wasaarada Maaliyada uu si bareer u baal maray dhammaan heshiiyadii horay...

Yaa kasoo shaqeeyey in General Cabdalla Cabdalla dib loogu soo celiyo garaadadiisa Generalnimo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii...

Wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada oo xiriirkii u jaray Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa xiriirkii u jaray Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal wadajir ah oo goordhow kasoo baxay Wasiiradda Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa...

Dacwad ka dhan ah natiijada doorashada Kenya oo bilaabatay

Natiijooyinka Doorashada Kenya 2022: Dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya ayaa bilaabatay dhageysiga Toddobo garsoore, ayaa bilaabay dhageysiga dacwadda la doonayo in lagu baabi’iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika...

Midowga Yurub oo diyaarinaya xarun tababaro ciidamada Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa ku shiraya Jamhuuriyadda Czech-ga, iyadoo wasiirada difaaca lagu wado inay ka wada hadlaan sidii dalka Ukraine...

Fatahaadaha ku dhuftay dalka Pakistan oo sababay khasaaro dhaqaale oo gaaraya $10 bilyan oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adaha samafalka iyo masuuliyiinta dalka Pakistan ayaa gurmad u fidinaya shacabka Pakistan oo ay soo foodsaareen daadadkii ugu xumaa ee dalkaas ka dhaca muddo...

Sacuudiga oo lacag farabadan ugu deeqay gurmadka Abaaraha Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Gargaarka Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan ee dalka Sacuudiga ayaa daah furtay wajigii labaad ee gurmadka degdega ah ee loo fidinayo Soomaaliya si loo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan