26.2 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Maxaad ka ogtahay qorshe lacag lagu kala qaatay oo ay fulisay Xukuumadda Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Soomaali Xasan Sheekh Maxamuud uu qorsheynayo in xildhibaanadda BFS ay meel mariyaan qorshaha...

Xildhibaan Fowsiya oo ka shiftay qorshe Xasan Sheekh iyo madasha wadatashiga ay ka codsadeen.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Fowsiyo Yusuf Haji Adami oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in aanay ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ay u...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka qotoda dheer ee...

DEG DEG:- Labo xildhibaan oo hadda lagu afduubtay Magaalada Nairobi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Axmed Cabdi koshin oo katirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow lagu afduubtay Magaalada Nairobi. Xildhibaanadaan oo aad u dhaliili jiray...

Guusha Xasan Sheekh ee kamid noqoshada Somalia ee dallada bulshada Bariga Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda dalalka East African Community ayaa maanta ku kulmaya magaalada Caruusha ee waddanka Tanzania. Shirkaan waa kii 23-aad ee heerka madaxda sare ee ururkaan. Wafdi...

Madaxweyne Deni oo ugu dambeyn ogolaaday in wadahadal uu la galo Mucaaradka kasoo horjeeda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa markiisii u horeysay shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu la garnaqsado mucaaradkiisa diidan hanaanka doorashada maamulkaasi uu...

Maxaa looga hadlay Shirka Guddiga Amniga Qaran oo ka dhacay Villa Somalia?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran oo Maanta ka qabsoomay...

Maxaad ka ogtahay arrinta ka dambeysa khilaafka Qoor-Qoor iyo Cali Ciid?

MUQDISHO AYAAMAHA Khilaaf xoog leh ayaa soo kala dhexgalay Madaxweynaha Galmudug Axmed kaariye QoorQoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, taas oo si toos u...

Maxay Dowladda Federaalka uga aamustay xasuuqii ciidanka dowladda loogu geystay Cowswayne?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay waxaa deegaanka Coswayne ka dhacay weerar ay Alshabaab oo dhawaan deegaankaas laga saaaray ay kusoo qaadeen halkaas waxaa shalay lagu laayay ciidamo farabadan...

Maalinta Sawir qaadayaaasha Adduunka ( waa kuma sawir qaadaha aad hambalyo leedahay?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sanad walba 19 August waxaa caalamka laga xusaa maalinta sawir-qaadayaasha adduunka, waana maalin u asteysan sawir qaadayaasha. Sawir-qaadayaasha Soomaaliyeed ee xirfadleyda ah ayaa kamid ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan