Lafta-gareen oo markale loo doortay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xassan Max’ed “Lafta-gareen” ayaa markale dib loogu doortay doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.
Doorashadan ayaa timid xilli uu jiray khilaaf...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa si rasmi ah u shaacisay dib-u-magacaabista maamulka Gobolka Bakool, maamulka Degmada Xudur, iyo xubnaha Golaha Deegaanka degmadaas, iyadoo tallaabadan...
Taliye Shub oo xilka qaadis iyo xabsi guri la iskugu daray!
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa xilkii laga qaaday waxaana loo magacaabay taliye cusub oo lagu magacaabo...
Xildhibaan Abdurahman Odowaa oo iska casilay xubinnimadii Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)
Qoraalka is casilaada hoos ka aqriso.
WAR-SAXAAFADEED:
Is-Casilaadda Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP)
Waxaan maanta oo ay taariikhdu tahay 25 March 2026 aan si rasmi ah isaga...
Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS oo maamul cusb u magacawday Deg. Waajid.
Muqdisho-Ayaamaha-Wasaarada arrimaha gudaha ee XFS ayaa ku dhawaaqday in gudoomiye degmo oo cusub ay u magacowday degmada Waajid ee gobalka Bakool, kaas oo hoosta...
AN EMBASSY UNDER SCRUTINY: EXPANDING ALLEGATIONS SURROUND SOMALIA’S AMBASSADOR TO TURKEY
Over the past two decades, Turkey-Somalia relations have evolved into one of the most profound and multifaceted strategic partnerships in the Horn of Africa...
Shirweynaha Aayo-Katashiga Soomaaliyeed oo War-Murtiyeed Culus ka Soo Saaray Kismaayo
(Kismaayo – 20 December 2025) Shirweynaha Aayo-Katashiga Soomaaliyeed oo muddo saddex maalmood ah (18–20 December 2025) ka socday magaalada Kismaayo, ayaa maanta lagu soo...
Kismaayo oo martigelinaysa shirweyne ay isugu imaanayaan hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya
Kismaayo – Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa martigelinaysa shirweyne siyaasadeed oo ballaaran, kaas oo ay isugu imaanayaan xubno ka tirsan...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo soo saaray Go’aamo Jiheynaya Siyaasada Dalka
Nairobi, Kenya — 12 November 2025 Shir muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta si rasmi ah u...
Wasiirka Caafimaadka oo xilka ka qaaday Agaasimihii Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka Banaadir
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa ku dhawaaqay isbeddel dhanka maamulka ah oo...




















