Mustaqbalka AUSSOM oo mugdi galay kadib go’aanka Mareykanka
Addis Ababa -Ayaamaha.com Dowladda Mareykanka ayaa ku wargelisay Ururka Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), marka...
ICC oo laga codsaday inay baarto Mas’uuliyiin Soomaali ah oo lagu eedeeyay Xasuqii...
Muqdisho-Ayaamaha.com Ururo Ilaaliya Xuquuqda Aadanaha iyo Sharciyaqaano Caalami ah ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada ICC ka codsaday inay baarto Mas’uuliyiin sare oo ay...
Dowladda Soomaaliya oo 129 Dhalinyaro Soomaaliyeed ka soo daad-gureysay Liibiya, kuna soo celisay dalka
Muqdisho Ayaamaha.com 129ruux oo u badan dhalinyarro ayay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya dib ugu soo celisay dalkooda, ka dib markii laga soo daayay Xabsiyada...
Jadwalka doorashooyinka Galmudug oo la shaaciyay
Dhuusamareeb -Ayaamaha.com-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo maanta warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Dowlad-goboleedka Galmudug, xilli dhawaan la qanciyay Madaxweynaha maamulkaasi,...
RW ku xigeenka labaad ee Dalka oo sheegay in faragelinta Israa’iil aanay saamayn doonin...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka 2aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdirashiid Jibriil Xaaji ayaa sheegay in faragelinta Israa’iil ay ku hayso Dalka aanay saamayn ku...
Lafta-gareen oo qaaday tallaaba jug siyaasadeed ku noqotay Aadan Madoobe.
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo weli ku doodayo inuu yahay Madaxweynaha rasmiga ah ee Koonfur Galbeed ayaa haatan qaaday tallaabo dhabar jab ku ah...
Xasan oo ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon
Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay munaasabadda weyn ee xuska 66-guurada ka soo wareegatay maalintii taariikhiga ahayd ee 1-da Luulyo oo...
Ukraine oo sheegtay in ay ixtiraameyso madaxbannaanida Soomaaliya
Ukraine ayaa hambalyo u soo dirtay Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya munaasabadda maalinta xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya.
Qoraal ay dowladda Ukraine soo saartay ayay...
Waa sidee xaaladda Ari-Caddeeye kadib dagaalkii cuslaa ee ka dhacay?
Waxaa manta deggan xaaladda degmada Ari-Caddeeye ee gobolka Sool ee dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya kadib dagaal shalay halkaas ka dhacay oo sababay dhimashada in...
Dowladda FS oo war kasoo saartay is fahmka laga gaaray Dagalka Bariga dhaxe
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay isfahamka dhexmaray Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim...




















