Ciidamo aad u farabadan oo lagu daadiyey duleedka Buulo-Burde & dhaq dhaqaaqo culus oo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan kuwa qebta 27aad ee Millateriga Soomaaliya oo aad u hubeysan, isla markaana wata gaadiidka dagaalka noocyadooda kala duwan ayaa Maanta waxaa a...
Wasaaradaha Maaliyadda DFS & Dowlad Goboleedyada oo Shir uga furmay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa Maanta uu shir uga furmay wasiirka Wasiirada Maaliyadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwadowlad Goboleedyada kajira dalka.
Shirka ayaa waxaa soo...
Waa maxay saddexda caqabadood ee daraasadan shaaca ka qaaday?
''Soomaaliya kama dhacin dib-u doorasho''. Waxaa qoray Maxamed Cabdiraxman oo ah arday barta siyaasadda.
Cilmi baaristan ayaa soo bandhigayso saddex caqabad kuwaaso hortagan in dib...
Amniga Kenya oo si weyn loo adkeeyay xilli la sugayo go’aanka maxkamadda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay soo saarto go’aan ku saabsan dacwaddii ka dhanka aheyd natiijada doorashada madaxtinimada.
Guddiga doorashada ee...
Ciidamadda Haramcad Oo Weeray Saldhig Iyo Maxkamad Shabaab Ee Duleedka Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal culus oo ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab saaka ku dhexmaray deegaanka Basra oo ku yaalla duleedka Muqdisho, gaar ahaan inta u dhexeysa degmooyinka Balcad...
Cumar Cabdirashiid oo eedeyn u jeediyay dowladda Xasan Sheekh
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay inaan laga ogolaan ku darsashada halka sano ee madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe.
Cumar Cabdirashiid ayaa...
Greece oo qabsaday jasiirado militariga ka caaggan ee laysku haysto.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Sabtidii ku eedeeyay dalka Giriigga in uu qabsaday jasiirado ku yaal badda Aegean kuwaasi oo ka caaggan militariga,...
Midowga Afrika oo Ergay cusub u magacaabay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo u dhashay Comoros u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay...
Macawisleyda oo weerar gaadmo ah ku qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal ayaa Saaka ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Hiiraan oo u dhexeeya dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Ciidanka is Abaabulay ee Macawisleyda.
Ciidamada...



















