25.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

DEG DEG:- Dowladda Somalia oo si buuxda u taageertay Shiinaha oo ay is-hayaan Mareykanka

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Somalia ayaa waxaa lagu caddeeyay in DFS ay si buuxda ula garab taagan tahay Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Golaha Shacabka oo berri codka kalsoonida u qaadaya Xukuumada Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Bare ayaa maalinta berri hortagi doona xildhibaanada  Golaha Shacabka si codka kalsoonida u weydiisto ama loo...

Maraykanka oo $127 million oo dollar ugu deeqay qaaradda Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaal sare oo ka tirsan dawladda Maraykanka ayaa sheegay in sare u kaca ku yimi cuntada adduunku, inuu si aad u daran u saameeyey...

Itoobiya oo dib u bilowday inay hubeyso Maamul Goboleedyada iyo ujeedka Lafta gareen

BAYDHABO-AAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Duhurnimadii waxay diyaarad nuuca qumaatiga ukaca oo ka qaaday Baydhabo ay ka dejisey Magaalada Adis ababa Ee Caasimada...

Afar arrin oo muhiim ah ka ogow App-ka ay Soomaalidu ku daadatay ee Sweatcoin

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalimihii dambe si wayn u xoogaystay hadal-haynta ku saabsan App-ka Sweatcoin, kaasoo Soomaali badan ay ka daba dhaceen. Baraha bulshada ayaa aad looga dareemayay...

Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer

GAROWE-AYAAMAHA-Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer. Sidoo kale  6 ruux oo kale...

DEG DEG:- Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda Jubbaland iyo Koonfur oo diiday xukuumada...

Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda Galmudug iyo Koonfur ayaa kasoo horjeystay xukuumada cusub ee RW Xamza. Arrintaan ayaa loo arkaa inay ka dambeeyaan labada...

DEG DEG:- Jubbaland iyo Galmudug oo kasoo horjeystay Wasiirada cusub.

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayyid Adan iyo Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid. Waxay shir ku yeesheen...

Fu’aan Shongole oo beeniyay in la dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa beeniyey in lagu dilay dagaalladii ka dhacay gobolka Bakool usbuucii hore. Cod laga soo duubay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan