Wararkii ugu dambeeyay ee xafladda calaama-saarka madaxweynaha cusub ee Kenya
MUQQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto ayaa loo ballansan yahay in maanta loo dhaariyo xukunka dalkaasi, waxaana munaasibadda caleema-saarkiisa ka qaybgalaya madax kala duwan...
Falcelin ka dhalatay soo dhaweyntii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Nairobi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo berri uga qeyb galayo caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto.
Madaxweynaha...
Boqorka cusub ee UK oo maanta xilka loo caleema saarayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqor Charles-ka saddexaad ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa inuu yahay boqorka cusub ee UK, ka dib munaasabad lagu qaban doono qasriga St...
Xasan Sheekh oo sababo la yaab leh u diiday inuu ka qeyb galo shir...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh ka baaqsadeen safar uu ku tagi lahaa dalka Sacuudiga oo kaga ka qeyb geli lahaayeen shirka Golaha Badda Cas iyo Gacanka Cadan...
William Ruto oo shaaciyey wada shaqeyn dhexmari karta isaga iyo Xasan Sheekh.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay in ay horay usoo wada shaqeeyeen Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xilligii uu...
Xog dheeraad ah oo laga helay nin loo haysto inuu dad ku laayay Canada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Canada u qaabilsan sii deynta maxaabiista ayaa dib u eegis ku samayn doona go’aan xabsiga looga sii daayay mid kamid ah ragga la...
Golaha Ammaanka oo kulan ka leh Xaaladda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, kaasi oo looga hadli doono Arrimaha Amniga, Gurmadka Abaaraha ka jira dalka...
Dowlada Somalia oo keentay qorshe ay canshuur uga qaadanayso dhammaanba gobollada dalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe cusub oo ku dhisan qaab canshuur looga qaadayo maraakiibta ganacsiga ee ku soo socda guud ahaan Dekedaha dalka...
Amniga Kenya oo si weyn loo adkeeyay xilli la sugayo go’aanka maxkamadda
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay soo saarto go’aan ku saabsan dacwaddii ka dhanka aheyd natiijada doorashada madaxtinimada.
Guddiga doorashada ee...
Midowga Afrika oo Ergay cusub u magacaabay Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo u dhashay Comoros u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo...