29 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Golaha Ammaanka oo kulan ka leh Xaaladda Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, kaasi oo looga hadli doono Arrimaha Amniga, Gurmadka Abaaraha ka jira dalka...

Dowlada Somalia oo keentay qorshe ay canshuur uga qaadanayso dhammaanba gobollada dalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddo qorshe cusub oo ku dhisan qaab canshuur looga qaadayo maraakiibta ganacsiga ee ku soo socda guud ahaan Dekedaha dalka...

Amniga Kenya oo si weyn loo adkeeyay xilli la sugayo go’aanka maxkamadda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa maanta lagu wadaa inay soo saarto go’aan ku saabsan dacwaddii ka dhanka aheyd natiijada doorashada madaxtinimada. Guddiga doorashada ee...

Midowga Afrika oo Ergay cusub u magacaabay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo u dhashay Comoros u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya iyo...

Howlgalka Midowga Afrika oo shaaciyey inay jawaab ka bixinayan weerarkii Al-Shabaab ee Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa wacad ku maray in ay la shaqeyn doonaan ciidamada ammaanka ee dalka ee wada howlgallada nabadda lagu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyay Shirka Baarlamaanada Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheikh Aadan Mohamed Nuur Madobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol ee Afrika...

Ruushka oo markale tubbooyinka gaaska ka xirtay waddamada Yurub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa gabi ahaanba joojiyay gaaskii uu ka siin jiray waddamada Yurub isagoo sheegay in loo baahan yahay in dayactir lagu sameeyo dhuumaha shidaalka. Shirkadda...

Hoggaamiyihii hore ee Midowga Soofiyeeti oo geeriyooday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyihii hore ee Midowgii Soofiyeet Mikhail Gorbachev, oo sabab u ahaa inuu soo dhammaado dagaalkii qaboobaa ayaa geeriyooday isaga oo da’diisa ahayd 91 jir. Gorbachev...

Wasiir caafiimaad oo iska casishay sababo la xiriira dhimashada haweeney xaamilo ahayd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka caafimaadka dalka Portugal haweeneyda lagu magacaabo Dr. Marta Temido ayaa xilka iska casishay saacado uun kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in...

Dacwad ka dhan ah natiijada doorashada Kenya oo bilaabatay

Natiijooyinka Doorashada Kenya 2022: Dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya ayaa bilaabatay dhageysiga Toddobo garsoore, ayaa bilaabay dhageysiga dacwadda la doonayo in lagu baabi’iyo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan