18 Xildhibaan oo kasoo jeeda Puntland oonqaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Golaha Shacabka.

Waxaa Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 18 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee laga soo doortay Dowlad Goboleedka Puntland:

1. Mohamed Adam Dini GSH#036
2. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
3. Said Ali Muse GSH#027
4. Ismail Shire Jama GSH#142
5. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
6. Abdikani Gelle Mohamed AS#44
7. Abdullahi Farah Mire GSH#228
8. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
9. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
10. Farhiya Yusuf Omar GSH#121
11. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
12. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
13. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
14. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
15. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
16. Ali Mahdi Mohamed GSH#169
17. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
18. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190.-