MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa xilka Xoghayaha Xafiiskiisa loogu magacaabay inuu nqodo Maxamed Ibraahim Nuur, isla markaana waxaa uu bedelayaa Cabdirisaaq Caato.
Xoghayaha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim ayaa La-aliye u ahaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliyeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.