BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar kale oo goordhow naga soo gaaray Magaalad Beledweyne ayaa waxaa uu ilmaamayaa in qaraxa saddexaad oo baabuur weyn loo adeegsaday uu goordhow ka dhacay Xeradii horay loo weeraray ee lama galaay.
Sacado ka hor ayey aheyd markii labo baabuur oo waaweyn oo sida qaraxyo lala eegtay xarrunta ugu weyn ee ciidanka miliariga ee Beledweyne oo loo yaqaano Lamagalaay
Sidookale wararka ayaa sheegaya in qaraxyo kale ay kujiraan gudaha Magaaladda Beledweyne oo laga yaabo in Al-Shabaab qarxiyaan.
LASOCO WAXII KUSOO KORDHA