Abyi Ahmed iyo Wiliam Ruto oo soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa gaarey magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo shirka dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Madaxda kala duwan ee soo gaarey magaalada Muqdisho, ayaa isla gorfeynaya hawlgalada ay ciidamadan ka wadaan Soomaaliya.

Madaxda ayaa waxaa lagu wadaa inay ka wada hadlaan weerarro milateri oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab.

Alshabaab ayaa gacanta ku haysa deegaano kala duwan oo ku yaalla Soomaaliya, balse waxay lumiyeen dhul badan tan iyo markii ciidamada dowladda oo ay taageeraya Mareykanka, ciidamada Afrikaanta iyo maleeshiyaad maxalli ah ay weerar ku qaadeen bishii Ogosto.

May be an image of 11 people and people standing

May be an image of 2 people, people standing, suit and text that says "SOMALIA DJIBOUTI ETHIOPIA KENYA SOMALIA-FRONTLINE STATES SUMMIT M DISHU 3"

May be an image of 2 people, people sitting, suit and indoor

Dhanka kale Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Waxaa soo dhoweeyey ra’iisal wasaaraha Itoobiya markii uu soo gaarey magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Magaalada ayaa waxaa ka dhacaya shir ay wada qaadanayaan hoggaamiyeyaasha ay dalka Soomaaliya ka joogaan ciidanka nabad ilaalinta ee ATMIS.

Madaxda ayaa waxaa lagu wadaa inay ka wada hadlaan weerarro milateri oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab.

Alshabaab ayaa gacanta ku haysa deegaano kala duwan oo ku yaalla Soomaaliya, balse waxay lumiyeen dhul badan tan iyo markii ciidamada dowladda oo ay taageeraya Mareykanka, ciidamada Afrikaanta iyo maleeshiyaad maxalli ah ay weerar ku qaadeen bishii Ogosto.

May be an image of 7 people, people standing and suit

May be an image of 2 people, people standing and text that says "ETHIOPIA SOMALIA DJIBOUTI KENYA SOMALIA- FRONTLINE STATES SUMMIT MGADISHI*2023 M ADISH 2023"

May be an image of 2 people