MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta leh dood xasaasi ah oo ku saabsan arrimaha amniga iyo xuriyadda hadalka. Xildhibaanada qaar ayaa soo jeediyay in loo yeero Taliyaha NISA Mahad Salaad si wax looga weydiiyo amni xumida caasimada.
Dhanka kale qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa saxiixay mooshin cusub oo ku aadan kiiska Cabdalla Muumin iyo xorriyadda Saxaafadda iyo dhowrista sharciyada dalka u yaalla.
Magacyada xildhibaannadi saxiixay Mooshinka kiiska Cabdalla Muumin ee u hiilliyey xorriyadda Saxaafadda iyo dhowrista sharciyada dalka u yaalla.
1. Xilldhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gamaadiid
2. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow
3. Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin
4. Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan
5. Xildhibaan Nasra Saalax Cabdi
6. Xildhibaan Duniya Cismaan Yuusuf
7. Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif
8. Xildhibaan Maxamed Muxumed
9. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamuud Daqare
10. Xildhibaan Maxamed Aadan Daahir
11. Xildhibaan Cali Xasan
12. Xildhibaan Nasra Mahdi Caraale
13. Xildhibaan Yuusuf Maxamed Ismaaciil
14. Xildhibaan Dr Saciid Maxamed Cali
15. Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed
16. Xildhibaan Aadan Maxamed
17. Xildhibaan Maxamed Cali Cumar
18. Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar
19. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimu
20. Xildhibaan Faarah Cabdi Diini
21. Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar.
22. Xildhibaan Sahuur Xaaji Culusow
23. Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble
24. Xildhibaan Cabdisamad Macalin Xasan
25. Xildhibaan Maxamed Shekh Nuur
26. Xildhibaan Nuuriya Aadan Ciise