MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda fedaralka ee Soomaaliya Cabdullahi Abuukar Xaaji,ayaa magacabay guddigga ku meel gaarka ah ee hurumarinta Afka Soomaaliga .
Guddigan oo ka kooban 27 xubnood ayaa waxaa gudoomiye u noqon doona Cabdulqaadir Nuur Xuseen.
Sida ku xusan qoraal ay soo saartay wasaaradda waxbarshada guddiga ayaa wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Soomaaliga iyo hurumarinta Akadeemiyadd Goboleedka Af-Soomaaliga.
Liiska xubnaha la magacaabay hoos ka aqriso.