MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SOomaaliya ee Puntland ayaa kusoo dhammaatay Xarunta Baarlamaanka Maamulkaas ee Magaalada Garoowe.
Hoos ka akhriso Magacyada iyo Beelaha ay Kasoo jeedaan Xildhibaanada Cusub Puntland ku matali doona Aqalka Sare.
Maxamed Cabdullahi GaaGaab: Cumar Maxamud/ Majeerteen
Cabdiraxman Faroole: Ciise Maxamud/ Majeerteen
Cabdisamed Yusuf Abwaan: Cali Saleebaan/ Majeerteen
Sareedo Maxamed: Reer Maxamud/ Majeerteen
Daahir Ayaanle: Cismaan Maxamud/ Majeerteen
Samira Maxamud: Dhulbahante/ Harti
Cabdullahi Cali Xirsi Timacade: Dhulbahante/ Harti
Seynab Ismacil Maxamed: Warsangale/ Harti
Maxamed Ismacil Majiino: Dashiishle/ Harti
Farxaan Cali Xuseen: Leelkase/ Tanade Daarood
Cabdiqani Geelle Maxamed: Awrtable/Yusuf Daarood