DEG-DEG: Gaari ku qarxay kismaayo iyo Khaasro ka dhashay……..

KISMAAYO-AYAAMAHA-Gaari noociisu yahay Fielder kaas oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay magaalada Kismaayo, gaar ahaan agagaarka Suuq Yaasiin.

Waxaa jira khasaaro iskugu jirta dhimasho iyo dhaawac ma jirto ila iyo hada cid ka hadashay hadii ay ahaan laheyd laamaha Amaanka iyo dhinacyo kale intaba.