Akhriso liiska Golaha Wasiiradda ee hortagaya Xildhibaanada Golaha Shacabka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiiradda XFS ayaa la filayaa inay dhowaan hortagaan Xildhibaanada Golaha Shacabka si loola xisaabtamo.

Qoraalk kasoo baxay xafiiska xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska RW Xamza ayaa lagu yiri “Iyadoo la xoojinaayo isla-xisaabtanka Hay’addaha Dowladda isla markaasna la fulinaayo amarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, sidoo kalana la tix-raacayo dalabka Guddoonka Golaha Shacabka kuna saabsanaa su’aal weydiinta Wasiirada iyo Shaqooyinka u qabsoomay mudada ay shaqeyneysay Xukuumadda DAN-QARAN; kana amba-qaadayno Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BFS Cutubka 5aad Qodobkiisa 53aad.

Hoos ka akhriso liiska wasiirada.