Akhriso magacyada Musharaxiinta isku diiwaangelisay tartanka guddoonka gollaha shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiyada qaban qaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanbka federaalka Soomaaliya ayaa diiwaangeliyay sidoo kale siiyay shahaadada musharaxnimo musharaxiin badan oo u taagan guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka federaalka.

Doorashada guddoomiyaha gollaha shacabka iyo labadiisa kuxigeen ayaa waxaa isku diiwaan geliyay 20-musharax, kuwaa oo tartan adag u geli doono hanashada saddexda kursi ee guddoonka gollaha ah.

Akhriso magacyada Musharaxiinta Guddoomiyaha Gollaha Shacabka

1.Aadan Maxamad Nur (Madoobe)
2.Cabdulahi Adan Ahmed( Black)
3.Maxamad Mursal Sh.Cabdiraxmaan
4.Sadiiq Cabdi Nuur
5.Aadan Maxamad Saransoor
6.Shariif Maxamad Cabdalla
7.Cabdirashiid Maxamad Xidig
8.Xasan Cabdi Nuur
Kuxigeenka -1aad
1.Maxamad Cumar Caana nuug
2.Maxamad Cumar Ceymoy
3.Sacdiya Haji Yasin Sacdiya Firimbi
4.Maxamad nur Abubakar Shariif Mustafa
5.Maxamad Cabdiqadir Jeego
6.C.raxman C.qadir Cade
7.C.karin Cabdow Xeydar
Kuxigeenka 2-aad
1.Cabdulaahi Cumar Abshirow
2.Mahad Cabdalla Cawad
3.Maxamad Xuseen Abukar
4.Asad Abdirizak Maxamad
5.Axmad Aadan Axmad
6.Saciid Maxamad Cali