Akhriso Magacyadda Xildhibaanadii maanta lagu doortay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay Xarunta dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabteen doorashada Sagaal kamid ah kuraasta Gobolada Shacabka ee Gobolads Waqooyi.

Sagaalka Kursi waxaa lagu tartamay  labo kursi oo kaliyah, waxaana inta kale ay u badnaayeen kuwo si gaar ah loogu xiray shaqsiyaad gaar ah

1- Ayuub Ismaacil Yuusuf

2- Dr C/llaahi Abiib

3- Dr Cilmi Maxamed Nuur

4- Mohamed Xuseen Haadi

5- Caasha Koos

6- Abdirahman Ahmed Suge

7- Khadra Maxamud Raage

8- Nadra Saalax Cabdi

9- Suleyman Cali Xusen