Axmed Madoobe oo xil sare u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Nugaal

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u magacaabay Guddoomiyaha degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada Cumar C/llaahi Faraweyne oo horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Nugaal xilligii Madaxweyne C/weli Gaas.

Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii Kismaayo timo jilic oo muddo dheer xilkaasi hayay.

Digreetada maanta Axmed Madoobe uu soo saaray ayuu ku magacaabay gudoomiyaha cusub ee Magaalada kismaayo Ahna Duqa Degmada inuu noqdo Cumar C/llaahi Maxamed.