Booliska Somaliland Oo Toogtay Wiil Dhallinyaro Ah Oo Ku Libisnaa Calanka Soomaaliya.

GAROOWE-AYAAMAHA-Magaalada Boorama ee Somaliland ayaa ku wararka laga helayo waxaa uu sheegayaa in caawa halkaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ah.

Booliska Soomaaliland ayaa toogtay wiil dhalanyaro ah oo lagu magacaabo Ibraahim Salaad oo ku libisnaa Calanka Soomaaliya waxa uuna marxuumka kamid ahaa ardayda wax ka barata degaanada maamulkaas balse degaan ahaan ka soo jeeda Puntland.

Dilka kadib Ciidamo frabadan oo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa isku gadaamay Cusbitaalka Boorama oo la keenay Maydka Wiilka.