C/Cabdishakiuur oo sheegay in guddiyada doorashooyinka ay weli kujiraan xubno katirsan NISA.

Cabdiraxmaan Cabdishakiuur ayaa sheegay in guddiyada doorashooyinka ay weli kujiraan Xubno ka tirsan Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ee NISA.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in aysan ku qanacsaneyn habka loo maray turxaanbixinta Guddiyadii ay cabashada ka gudbiyeen.

Hoos ka akhriso